Dalka Hindiya waxa uu kamid yahay dalalka ugu dadka badan caalamka, waxaana dalkaasi mar kasta ka dhaca dhacdooyin layaab leh oo soo jiita inta badan Warbaahinta Caalamka kuwooda ugu afka dheer. Sawiro kala dwan oo laga soo qaaday dalka Hindiya ayaa waxaa kaaga muuqanaya arimo layaab leh iyo kuwa qosol badan, Sawiradan ayaana noqday kuwa si weyn loogu baahiyay baraha ay bulshada kuwada xariirto. |