KITAABKA QURAANKA KARIIMKA OO KALIYA AYAA KA BADBAADAY GURI KU SHUFBEELAY DALKA KUWAIT

0
801

Hargaysa(Wajaalenews) Sida uu uu sheegay  wargayska the Rich Oil ee kasoo baxa khaliijkaCarabtu ayaa lagu sheegay in Guri dab qabsaday oo ay Gubteen dhamaan agabkii yaalay gurigaasi marka laga reebo kitaaabka barakaysan ee QURAANKA KARIIMKA

 

Dhacdadan oo ka dhacday dalka kuwait ayaa kayaabisay GUUD ahaan dalka muslimiinta ah ee kunool dunida guudkeeda iydaoo saraakiil iyo dadwayne xiligaasi ku xoomsanaa gurigan ay qaadeen shook waa sida lagu sheegay warbixintan ee.