Khasaarihii maanta ka dhashay Qaraxii ka dhacay Maqaaxi kutaala Agagaarka Xarunta G/Banaadir ee Dalka Somaliya+ Sawirro

0
592

Qaraxa oo ahaa mid saameyn xoogan ku yeeshay dadka shacabka ahaa ee ka agdhawaa Xarunta dhexe ee Gobolka Banaadir ee Dalka Somaliya ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh
Qaraxa oo ay ku dhinteen 5-qof ayaa waxaa sheegtay mas’uuliyadiisa Xoogaga Alshabaab oo khasaarahaasi cagsigiisa sheegay mid kabadan.

Alshabaab ayaa sheegtay in Qaraxa ay ku dileen Ciidamo ka kala kooban Hay’adaha amaanka dalka walow aysan sheegin tiro cayiman.

fiisho2 fiisho3 fiisho4 fiisho5 fiisho1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here