KAALIN HARGEISA KU TAALA OO XALAY WAABERIGII DAB QABSAY CIIDAMADA DABDEMISKU KA BADBAADIYEEN(SAWIRO)

0
735

20150726_122648HARGEISA(HALSAN)-26/07/2015 Kaalinta shidaalka Total ee kutaala shacabka Hargeisa ayaa xalay niskii dambe dab qabsaday dabkaas oo ay sababtay siday noo sheegeen dad goobjoog ahaa booyay shidaal shubaysay, waxaa ku gubtay booyadii laba gaadhi oo yaryar oo u dhawaa, qaybtii supermarketka ee kaalin iyo agab kale oo kaalintu lahay,cidina kuma dhiman.

ciidamada dabdemiska ee caasimada ayaa dadaal ay sameeyeen waxay ku guulaysteen in ay badbaadiyaan qaybtii haamaha iyo pumka shidaalka .

halkan ka daawo sawirada

20150726_122719 20150726_12270520150726_12273720150726_12273720150726_12274120150726_12274720150726_122819