Isbahaysiga Musharaxiinta Iyo Wasiiraddii Is-calilay Ee Shalay Sheegay In Aanay Shir-weynaha Xisbiga oo Quustay iyo Halka ay isha ku hayaan inay u digo rogtaan

0
867

Hargaysa(Halsan):- Warar hoose oo ay heshay Shabakadda Wararka ee Halsan,ayaa sheegayaa in Kooxda Isbahaysiga Musharaxiinta iyo Wasiiraddii dhawaan iska casilay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ee hadda dajiyeen Khidad Siyaasadeed,taas oo ay kaga wareegayaan xisbiga Xogaha,ayaa sheegayaa inay Kooxdan oo ay Hogaamiyayaashooda Ruuxiga ah kala yihiin;Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Xirsi Cali X.Xasan,Wasiirkii hore ee Maaliyadda, MD. Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Wasiirkii hore Hawlaha guud,Gaadiidka iyo Guryaynta  Cabdirisaaq Khaliif Axmed ay cududooda taageero ku wareejinayaan Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,Kaas oo uu hor-joogo ka yahay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe,ahna aas-aasihii Xisbiga. Tani waxay cadaynaysaa inay ku jabeen dagaalkii  shanta sanno ay kula soo jireen Mujaahid Muse Bixi iyo  iyada oo iftiiminaysa markhaatina ay u tahay inay yihiin Shakhsiyaad Siyaasada Socod barad ku ah ,  mid Storekeeper ka ahaa UNta , iyo walaalkeen oo aynu aad u jeclayn in uu masaajidka inoo sii joogo waayo dadkii  masaajidkiisa ku xidhnaa ayaa u darsaday qudbadihiisii wacnaa, iyo ,………….

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here