Innaa lilaahi Wa Inna ilayhi Raajicuun Muj. Yusuf Cabdi Xasan(Yusuf-weyne) oo ku geeriyoodey shalay Dalka India

0
1084

 

Innaa lilaahi Wa Inna ilayhi Raajicuun Muj. Yusuf Cabdi Xasan(Yusuf-weyne) oo ku geeriyoodey shalay Dalka India

Annaga oo ah Maamulka iyo hawlwadeenada Shirkada IHSAN AUDITING & CONSULTING FIRM iyo Warbaahinta HALSAN MEDIA GROUP

Waxaanu tacsidan u dirayaa  Ehelkii, Qaraabadii iyo Qaranka guud ahaan Geerida Marxuum Muj. Yusuf Cabdi Xasan(Yusuf-weyne) oo ku geeriyoodey shalay Dalka India

 

Ilaahay waxaan ka baryaynaa in uu Marxuumka Naxariistiisa ku galiyo Janatu Fardusa. Inna Lillahi Wa Inna Ilayhi Raajicuun..amiin..aamiin..aamiin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here