IHSAN AUDITING & CONSULTING FIRM (IACF)

0
830

 

IHSAN AUDITING & CONSULTING FIRM (IACF)

Shirkada IHSAN AUDITING & CONSULTING FIRM (IACF) waxa la-aas-aasay sanadkii 2005,  Xarunteedu waa Caasimada Somaliland ee Hargeysa, waxayna ka hawlgashaa dhamaan Gobolada dalka . IACF waxay ka diwaangashan tahay Wasaarada Ganacsiga Somaliland. IACF waxay bixisaa adeegyo kala duwan oo ku wajahan guud ahaan Shirkadaha iyo Meheradaha Ganacsi ee gaarka loo leeyahay ee Somaliland, “Private Business Enterprises” , Hay’adaha Caalamiga ah ( INGOs) , iyo kuwa Wadaniga ahba (LNGOs). Adeegyada IACF bixiso waxaa kamid ah:

  1. Dajinta Nidaam –xisaabeedka Ganacsiga
  2. Bixinta Tababarada Shaqaalaha Ganacsiga
  3. Kasbashada Macmiilka ( Customer Service Training)
  4. Suuq-gaynta ( Marketing Training)
  5. Kor u qaadida aqoonta Maamuleyaal Gancasi( Top Management Training)
  6. Audit Services
  7. Shaqo Qoris ( Recruitment Service)
  8. Diyaarinta Codsiyada Deeqaha ay bixiyaan Hay’adaha Caalamiga sida; WORLD BANK iyo USAID/GEEL PROJECTS
  9. Monitoring & Evaluation
  10. Latalinta Ganacsatada yar-yar iyo kuwa dhexe ee Somaliland
  11. Iyo kuwa kale oo badan

Contact Details

Location:              Emarat Salaam Opposite to the Ex-Cinema

Cell Phones:         + 252 -63 -4418174, 065-9105650

Emails:                 ihsan_acf@hotmail.com, ihsan.acf@gmail.com

Website:              ihsanconsulting.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here