IHSAN AUDITING & CONSULTING FIRM

0
929

IHSAN AUDITING & CONSULTING FIRM

Shirkada IHSAN AUDITING & CONSULTING FIRM oo la aasaasay sannadkii 2005,  waxay bixisaa adeegyo kala duwan oo ay kamid yihiin: 1) Audit & Assurance, 2) Financial Advisory 3)Tax Consultancy 4) Client Accounting Service 5) Business Employees Training 6) Monitory & Evaluation etc.

Adeegyadda waxaanu siinaa dhinacyada Ganacsiga gaarka loo leeyahay (private sectors) , Hayadaha caalamiga ah ( INGOs ) , kuwa Localka ah ( LNGOs) iyo Governmental Institutions. Waxaa ka hawlgala khuburo kala duwan oo takhasus u leh hawlaha aanu u qabano qaybahaa aan dusha kusoo xusay…

waxa kale oo Shirkadda IHSAN FIRM dhawaan  heshiis wada shaqayneed wada galeen Shirkadda WAKANENE ASSOCIATES ( Certify Public Accountants of Kenya)  oo Xarunteedu tahay Nairobi , Kenya balse ka hawl gasha Wadamada BARIGA AFRICA. Heshiiskani waxa uu ku qotomaa horumarinta Macaamiisha iyo in looga faaideeyo khubarada kala duwan ee labada dhinac ka kala socda kuwaa oo kala ah kuwa Local iyo kuwa International ahba.

Muuqaalka Sawiradda idiin muuqdaa waa HAYADA Masno Foundation oo Shirkada IHSAN Auditing & Consulting Firm u Waddo Adeegyo Kala duwan.

Nagala soo xidhiidh:

Address:

Emarat Salaam (Bahsane Building) Near Ex-Cinema

2nd Floor

Hargeisa  Somaliland

Contacts

Phones: + 252 -63 -4418174,  065-9105650

Emails:  ihsan_acf@hotmail.comihsan.acf@gmail.com

Website: ihsanconsulting.com