HANTILAYAASHA UGU TAAJIRSAN EE KOOXAHA PREMIER LEAGUE WAX KA BARO

0
697

690_518_cae8b6870ecb95982dc07cd6da67e324HALSAN(Hargeisa ) 15/08/2015: weegan ayuu bilaabmay tartanka premier league, waa tartan kubada cagta ah oo dunida aad caan uga sii noqonaya,marka layska dhaafo dadka tv yada ka daawada ,wax lala yaabo maaha sababta ay taageerayaasha kubada cagta ee ingiriisku ay si niyad ah ugu dhex jiraan kooxda ay doortaan, oo isticmaala kalmada inaga marka ay koox tilmamayaan,sidaa darteed hantilayaasha ajaanibka ah ee ka mid yahay ninka u dhashay dalka Malaysia ee la yidhaa Vicent Tan ee iska leh kooxda Cardiff city (oon imika ku jirin leaguega siday uga dhacday 2014) mushkilado badan ayaa dhex maray isaga iyo taageerayaasha kooxda kadib markii uu bedelay midabka dharka ay ku ciyaaraan oo ahaa buluug una bedelay casaan, oo laga yaabo in ay fududahay Malaysia, mase fududa ingiriiska dhexdiisa

halkan waxaa xusuus mudan tobankan hantiile ee ugu sareeya waxaa kubadan ajaanibka ( waxa loo kala sareeyaa sida lo kala hanti badanyahay) waxana ku jira oo keli ah laba hantiile oo ingiriis ah

CIYAARTOODA UGU WAAWAYN

1-Manchester city- Mansour bin- Zayed Al Nahyan xubin boqortooyada imaaraatka arabta( waa ninka sawirka ka muuqda)

Hanti: 20 billion pound

2- Chelsea- Roman Abramovich- ninka ugu guusha badan

Hanti: 5.3 billion pound

3- Tottenham- Joe Lewis mid ka mida labda hantiile ee ingiriiska ah

Hanti: 4.9 billion pound

4- Arsenal- Ston Kroenka

Hanti: 4 billion pound

5- New castle united – Mike Ashley

hanti: 3.5 billion pound

6- Manchester united- reerka reer Glaze

Hanti: 3 billion pound

7-Sunderland – Ellis short

Hanti: 2.4 billion poun

8- Southampton- Katharina Liebher oo u dhalatay Swiss- German y

Hanti: 1.9 billion pound

9- Leicester city- Vichai Thailand

Hanti: 1.4 billion pound

10- Liverpool – John Henery USA

Hanti: 1 billion pound