Bulsho waliba waxay leedahay hanta iyo xoolo ka dhaxeeya oo si guud oo sian loo wada munaafacaadsado, Qaran walba oo dunidan korkeeda ka jiraa
Waa kuma masuul qaran
Waa kuma nin madax ahi
Dalka yaa miciin u ah
Dadka yaa matali kara
Mudan kara xilkoodii
Yaan damiirku mayd noqon
Xildhibaanka magaca ah
Xildhibaanka madowgiyo
Xaqa meel mugdiya dhigay
Xildhibaanka mooskiyo
Muska ooda laga riday
Dadka uu matalayoow
Rabibaa idiin maqan
Xildhibaanka marinkiyo
Danta guud ka maagee
Musuq garabka saariyo
Runta kii u maganoow
Taariikhdu waa muda.
Iyadaa markhaatiya
Waxaad maanta qabatana
Meel laguugu qorayaa….. abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax
Bulsho waliba waxay leedahay hanta iyo xoolo ka dhaxeeya oo si guud oo sian loo wada munaafacaadsado, Qaran walba oo dunidan korkeeda ka jiraa dan guud ayuu leeyahay oo umadiisu u siman tahay qofna aanu qof