GUDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE OO XUBIN CUSUB UMAGACAABAY AFHAYEENKA XISBIGA

0
684

Warsaxaafadeed

                                                                                                                           Date: 08/03/2016

Ujeeddo: Magacaabis Xil

Ku: Mudane Xasan Maxamed Cali (Xasan Gaafaadhi)

  • Markaan arkay xilka Af-hayeenka xisbiga iyo muhiimaddiisa
  • Markaan ku qancay xilkasnimadiisa shaqo

Waxaan xilka Af-hayeenka xisbiga KULMIYE u magacaabay Mudane Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay March 8 – 2016. Waxaannan u rajaynayaa in Alle ku garab galo xilkan.

Magacaabista xilka Af-hayeenka xisbiga KULMIYE waxay dhaqangalaysaa taariikhda magacaabistiisa ee kor ku xusan. Xil-gudasho wacan.

Alla             Mahad            Leh

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE

Muuse Biixi Cabdi