Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya Oo Magacabay Guddiga Farsamo Ee Dib U Heshiisiinta Koonfur Galbeed
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi farsamo ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed.
Guddoomiyaha ayaa Magacabaay Guddi ka kooban ilaa iyo 7 xubnood oo ka shaqeyndoona shirka dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya.
Waxaana Guddigaan Guddoomiye looga dhigay Yuusuf Xasan Isaaaq.