Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan Oo magacaabay Xoghayaha Golaha Guurtida Somaliland

0
643

Hargeysa(Halsan):- Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa magacaabay xoghayaha golaha guurtida kadib markii xoghayihii hore mr Cabdillaahi-dheere loo magacaabay wasaaradda waxbarashada Somaliland.
Guddoomiyaha guurtida Somaliland ayaa xoghayaha guurtida u magacaabay Cabdinaasir Aadan Beegsi oo lagu sheegay inuu yahay masuul aqoon u leh xilka loo magacaabay ee guurtida.
xogha guurto