FURSADO IYO FARSAMOOYIN IS BARKAN!

0
938

FURSADO IYO FARSAMOOYIN IS BARKAN!

Shirkada u adeegta Ganacsiga kala duwan ee IHSAN AUDITING & CONSULTING
FIRM waxay ugu bushaareynaysaa Ganacsatada kala duwan in WAREEGII 2aad ee Deeqaha uu BAANKA ADUUNKU bilaabay 29/10/2017. Shirkada IHSAN waxay kaa caawin doontaa diyaarinta CONCEPT NOTE ka ama  Codsiyada loo qoranaayo BAANKA ADUUNKA.  Fursadaasi waa illaa 30/11/2017.Cida danaynaysa hala soo xidhiidhaan ciwaanada hoosta ku xusan

Emarat Salaam (Bahsane Building) Near Ex-Cinema

1st Floor , Room : 114

Hargeisa  Somaliland

Contacts

Phones: + 252 -63 -4418174, 065-9105650

Emails:  ihsan_acf@hotmail.comihsan.acf@gmail.com

Website: ihsanconsulting.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here