Fashilka Farmaajo by Sulayman
Asc, Marka Hore Waxaan Salaamayaa Bahda Warbaahinta
Marka Xiga Waxaan Dadka Soomaalida Ubidhaaminayaa Fashilka Iyo Siyaasadda
Gabawdey Ee Farmaajo Kakoobigareeyey Siyaad Barre. Siyaad Barre Ayaa 1987 Dii
Wuxuu Laheshiiyey Oo Isudhiibey Mingeste Xayle Maryam Isagoo Usaxeexay 1. Inaanu Dib Usheegan Somali Galbeed 2. Inuu Bixiyo Khasaarihii Dagaalkii 1977. 3. Inuu Calanka Xidigta Shanta Gees Ah Katirtiro. 4. Inuu Maxaabiistii 77 Usiidaayo Ethiopia. Taa Bedelkeedana Mingiste Usameeyo Hal Arin Oo Qudha Kaas Oo Ah Inuu , Snm Soo Eryo. Dabadeed Halkuu Badhaadhe Ka Eegayey Ayaa Snm Oon Dheglaqabto Lahayni Intaysoo Duuleen Labada Indhood Kalasoobaxeen . Hadaba Siyaad Barre Waxaa Ay Ahayd Halkuu Mingiste
Isudhiibayey Inuu Snm Lahshiiyo. Laakiin Muugaran.
Maanta Oo Aynu Joogno 2019 Ayaa Farmaajo Isagoo Koobigaraynaya Filinkii Siyaad Barre Kufashilmay Ayuu Isu Dhiibey Abay Axmed Iyo Isayaas Afewerqi. Dabadeedna Intuu Nayroobi Qabiilkiisii Kushiriyey Ayuu Ugu Qudbadeeyey Kinaalkii Waanka Sooxidhay Maamul Goboleed Yadeenii Iyo Weliba Somalilandba. Bal Maxay Itoobiya Utartay Takale Arag . Abay Axmed Wuxuu Dhisay Gudi Layidhaahdo Gudida Dibu Heshiisiinta Ethiopia . Oo Dadkiisa Miadaynaya Kana Waakan Waraaqaha Qoraya Ee Leh Somaliland Haga Joojiyo Dawooyinka Iyo Cuntada Hay , Aduhu Ku Caawiyaan Bal Labadaa Nin Intay Isujiraan Day. Takale Ethiopia Maxaa Ingasoogala Ee Aan Qaad Iyo Khamri Ahayn Ee Ay Inaga Joojinaysaa Waa Waxba Isaga Ayuunbaa Talaxumaystay Farmaajo Iyo Khayre Waakuwii Uguliitey Abid Ee Soomara Wadankaa Somalia. Aqoon Yahan Wabilaahi Tawfiiq . Aqoonyahan Madax Banaan.
sulaymaane252@hotmail.com