DIIDAY DANTAYDAAN DUUL UDABARGOYN. DIIDAY DANAYSTAA DUULKA RARANAAYA.WQ:/MUBARIG FARHAN FARAH ARAYE .Q/2AAD.

0
762

Maalintii timaadaba wabaan maanka ku hayaa waxaan halkan

maanta ku hayaa maqaalka ka mida maqaalada aan qoro iyaga oo aan uga

tusqaato hadba xaalad iyo wadciga kajira dalka ha’ahaato mid siyaasateem

mid daneed iyo mid muwaadin nimoba,uguna nasteexeeyo daka iyo

dawladaba .

Maantana waxaan maqaalkaygan ugu gogol xaadhayaa maalmahan dabe

waxaa kajiray wadanka in uu jiro siyaasad gudo iyo siyaasad dibadeed oo

kajirta wadanka hadaan wax ka idhaahdo siyaasada gudaha Somaliland waa

mid abid soo taagnayd oo aan ahayn mid cusub hanaqoto asxaabta qaranka

marwalb waxay iskaga horyimaadaa danta qaranka oo ninba si u arko mana

aha mid cadawtinimo,muwaadin kasta oo dalka u dhashay waxa uu ku

farxaa dalkiisa oo mid ah dakiisa oo meel uwada jeeda lehna ujeedo

qurdha,hadaba iyada oo ay dalak taasi ka jirto soonajiri jirijirtay ayaa waxaa

imaka ku soo cusboonaaday dadaalo Somaliland lagu doonaayo in soomaliya

lagu mideeyo iyada oo cadaadis qarsoon lasaaray Somaliland,taasi iyada oo

ay jirto ayaa waxa daka somalilnd amaba xisbiyada lagu majara

habaabinayaa in ay sameeyaan waxyaabo fadqalo ku ah dalka oo aan

wanaag ahayn taas oo aanay xisbiyada ama dadaka qaarkood arkayna

waxaa kadabeeya,waxaa jira dastuur uu dalku leeyaya oo ay daku wada

sexeexdeen laguna heshiiyay aanay ahayna in ladhaafo,Somaliland ninkii

madax kadoonaa waa uu helayaa hadii ilaahay uqoray.

Waxaa jira in siyaasiyiinta somalidu ay sameeyaan wax aanay umada ugu

aabo yeelayn oo dantoodu tahay uun in ay helaan kursi uuna ku

waaran,taasina waxay keentay in uu wax ale waxa uu samaynkaro sameeyo

oo uu cidna ujoojin, kalamaan kan garanay kursi doona laakiin waxaan

masuugay kan isagu dabaraqlaysaana siyaasiga aan unaxayn,barikamaalin

hadii uu kursiga helana kuma yaqaan karaka siyaasi dadkiisa diintiisa aan

midna u aabo yeelan doorashadii ama u gargaaridii waaba xaaraan ,waa an

dumiyee ila dumi,aan dagee iladag ,aan cunee ila cun, anigu sidaan qabo

waxaan sileeyay somalidu danteedu waa in aan kursi helo hanoqoto ka ku

fadhiya iyo ka kale ee dooonayaba.

Waa ta dibadee baryahan waxaa dadaalo loogu jiraa sidii Somalia looga dhigi

lahaa dal cagihiisa isku taaga oo ay dawladaa shisheeye u kala

dheeraynayaa iyaga oo dano iyo mansab kale kaleh,taas oo ay marwalb ugu

bixinayaan malaayiin dayn ah,hakubixiyaaan laakiin dalku waxa uu

hagaagaa marka uu dantiisa iyo hamigiisa aanu u daba fadhiisan

cidshisheeye ah taasina waxa carqalad mustaqbal ku noqonaysaa dalaka

waxaana iman doonta goor ay dadka iyo dawladu is fahmi waayaan waayo

waxaa jira dadka haysan doonaa maaha dad ay shacabdku soo doorteen

waadada lakeensada oo aan odhan karno waashaqaale ufadhiya dalaka

qalaada wadanka Somalia laakin Somaliland iyodu  cidna wexeeda uma daba

fadhiisanayso.

Waxaa iska jiray ina maalamahan la lahaa Somalia waxaa loosamaynayaa

ciiidan ururisa oo ay leeday Somalia ujeedada ka dabaysana waa la iska

garanayaa meesha inuu kasoo dhago wayntay xukun milatari oo aan

gabasho lahayn taas oo sidii uu sheegay maxa waynaa Somaliland siiraanyo

in ay halinku tahay amniga umada soomaaliyeed lana doonaayo sidii

soomalida la isugu garaaci lahaa ogow madaxda Somalia xaaladan waa awr

awri wado oo sidii loogu taliyo uun yeelaaya Somalilandna iyada oo dawlada

Somalia sidan ka waynatay oo uu hayste ninkii ugu kaligiitalisanaa ayaa ay

waxaan la malaynkarin ku sameeyeen oo ay uqaadan waaayeen dawladii

wakhtigaas caawinjiray,imakana Somaliland waa tii iyo mid kasii daran hadii

lagu qasbo in aytimaado faragalin.

Hadaba mid waxaa leeyay dadka Somaliland mid waa in ay haadaan

mucaarad iyo muxaafidba wakhtiba waa wakhti somaliand wakhtigan

wanaageedu waamid waayo waxaa jira cadaw faro badhan ooku farxaaya

hantaaqada Somaliland kana xun horumarka dalka iyo daka,mucaaridku waa

inuu isk foojirgnaadaa in aanu noqon biriishkii loosoo maraayay somaliand

duminteeda beeluhuna yaanay noqon wadiiqadii loosoomaraayay habaabinta

shacabka ee wan la yeeshaa ildheer oo waxwalaba oo Somaliland dhibaato

ukeenayaaya in laga feejirgnaado ogow nabada iyo midnimda adaakunool

adiga kuguma noola mucaaradku waa inuu waxa uu tabanayo usoo geed

fadhiistaa xukuumaduna waa in ay wixii danta Somaliland ku jirto samaysaa

ilaalisaana danta qaranka iyo shuruucda lagu xadgudbaayo aanay noqon

meeshu waa afrika dawladi waxay kuhoru martaa waa cadaalad walaw

gaaloba ha ahaatee.

Ta dibada waxaan leeyay Somaliland wa mid cina marabto cidna uma

ooyayso Somaliland iyada oo mida hah ayaa ay halkaas ku soogaadhay

imakana ilaaahay mooyee aadame uma baahna waana dadl iyo dad wagrada

horuna maray ,waxaan usheegayaa dawladaa aan arkaayo arimaa ay

wadaan in ay Somaliland faraa kala baxaan hadii kale nacasbaa garan.

Waxaan idin leeyay dadkaygoow mid ahaada ha noqonina sidii saddexdii dibi

ee mid ba mar lahaelay hana noqon biriishka loosoomaro duminta

soomaliand.

ha u arkin xumaan

mubarig farhan faran

mubarig06@hotmail.com