DHAGAYSO XAFLADA SI HEER SARE LOO SOO AGAASIMAY OO SI RASMIYA LOOGU CALEEMO SARAY UGAASKA GUUD BEESHA FIQI CABDALE (CABDALA BOKOR) UGAAS CABDIRISAQ KOOWSAAR CALI OO MAGAALADA HARGEISA KA DHACDAY + SAWIRO.

0
958

Hargeisa(Halsan):-xafladaasi oo ahyd mid si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay salaadiin cuqaal madaxdhaqameedyo iyo haweenka iyo dhalinyarada beesha fiqi cabdale.
xafladan oo galabta ka dhacday hotel green plaza ee magaalada hargeisa ayaa ku bilaabmantay jawi aad u wanaagsan  cuqaasha iyo madaxdhaqameedyada ayaa si wayn u soo dhaweeyay caleema saarka ugaaska guud ee beesha fiqi cabdale uguna hambalyeeyay caleema saarkiisa

hadaba halkan ka daawo sawiradii xafladacalemo2 cale3 cale4 cale6 cale7 cale9 cale11 cale12 cale13 cale15

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here