Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Madaxweyne Muuse Biixi Kala Hadashay Sidii Doorashadu U qabsoomi Lahayd Sannadkan 2024

0
146

Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Madaxweyne Muuse Biixi Kala Hadashay Sidii Doorashadu U qabsoomi Lahayd Sannadkan 2024

Safiirka Dawladda Ingiriiska Ufadhiya Somalia Iyo Somaliland maalintii shalay safar ku yimid dalka  ayaa ka hadlay kulan uu maanta la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Iyo Arimaha Ay Ka wada Hadleen.

.

“Waxaan la yeeshay dood kale oo ballaadhan Madaxweyne Muuse Biixi. booqashadii aan Hargeysa ku yimid, waa tii shanaad muddo toban bilood ka yar.

Waxaan ka wada hadalnay arrimo dhowr ah oo hadda taagan oo ay ka mid yihiin muhiimadda ay leedahay doorashadu inay dhacdo bisha November, xorriyadda saxaafadda iyo arrimaha gobolka …” Ayuu yidhi safiirka oo qoraalkan ku soo qoray barta X