Daawo;Madaxwaynaha Somaaliland Muddane Axmed Maxamud Silaanyo ayaa Xadhiga Kajaray Jidad ka mid ah Gobolka Saaxil

0
674

Berbera ( Halsan )-;Madaxwaynaha Somaaliland Muddane Axmed Maxamud Silaanyo  ayaa  Xadhiga Kajaray Jidlaamiya Oo Isku Xidhidoona Tuulada Xamaas Ilaa Berbera kaasi oo dub uhabayn balaaddhal lagusameeyay madaxwayne silaanyo ayaa deegamadaasi udhexeeya Hargeisa ilaa berbera si aad u balaadhan loogu soo dhaweeyey.