Hargeysa(Halsan):-Mudaneyaasha golaha wakiillada Somaliland ugu jira gobolka (Awdal iyo Salal), ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Hargeysa waxay ku dalbadeen in madaxweyne Siilaanyo ka badheedho saami qaybinta gobolada dalka Somaliland ee xubnaha golaha wakiillada.
https://youtu.be/lduemRrxu5o