DAAWO: XILDHIBAAN SICIID CILMI ROOBLE OO KA HADLAY LOOLANKA LOOGU JIRO GUDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILADA IYO FARO GALINTA AY KU HAYAAN MUUSE BIIXI IYO SAYLICI, MUXUUSE KA YIDHI HANKIISA?

0
654

HARGAYSA(Halsan):- Xildhibaan siciid cilimi rooble o katirsan golaha wakiilada iyo xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa ka hadlay loolan uu sheegay in xukumadu wado o an xiligiisa la gaadhi kuna aadan marka uu gudoomiye ciro kursiga baneeyo dhawaan sidoo kale xildhibaan siciid ayaa sheegay in uu u sharaxan yahay jagadaa marka ay xiligeeda gaadho.