DAAWO: WASIIRKA WASAARADA WARSHADAHA OO HADHIMO SHARAFEED U SAMEEYEY XULKA GOBOLKA GABILEY

0
628

Gabiley ( Halsan):– Wasiirka wasaarada warshadaha somaliland mudane shucayb maxamed muuse oo hadhimo sharafeedku maamuusay xulka gobolka gabiley ayaa waxa hadhimo sharafeedkaka soo qaybgalay Duqa Caasimada gabiley mudane maxamed aamiin cumar cabdi , Tobabaraha Xulka gobolka gabiley , Isu duwaha Ciyaaraha Gobolka gabiley SIciid Saleebaan , iyo Qaar ka mid ah Xulka gobolka Saaxil  ee Berbera , Qaar ka mid ah xildhibaanada  Golaha Deeganka gabiley , Iyo Xulka Gobolka Gabiley .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here