Daawo: Wasiirka Arimaha dibeda Somaliland iyo wafti uu hogaaminaayo oo lagu soo dhaweeyey Maraykanka

0
303

Daawo: Wasiirka Arimaha dibeda Somaliland iyo wafti uu hogaaminaayo oo lagu soo dhaweeyey Maraykanka

Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibeda jamhuuriyada Somaliland iyo Dr Adna Aadan Ismaaciil oo ah madaxda ictiraaf raadinta jsl ayaa si balaadhan oo loogu soo dhaweeyey dalka maraykanka.

 

Waxaana soodhaweynta waftigan hormood ka ahaa Ururka Lagu magacaabo SIRTA

(Somaliland International Recognisition)Team Advocate, Waxaana waftigan oo safaro ku marayey dalal kala duwan ayaa wakhtigan ku sugan dalka USA Iyagoo kulamo kala duwan la qaadan doona wasaarada arrimaha dibeda dalka maraykanka iyo madax kala duwan oo ka tirsan dalkaasi, waxaana ujeedada safarkani la xidhiidha xoojinta xidhiidhada caalamiga ah ee jamhuyriyada somaliland la leedahay badiba dalalka caalamka.