DAAWO; WAFTI UU HOGAAMINAYO WASIIRKA MADAXTOOYADA SOMALILAND OO KORMEER KU TAGAY MADAARKA LAASCANOD.

0
758

Laascanood(Halsan) Wafti ka socda xukuumada somaliland oo ku sugan magaalo madaxda gobolka sool oo uu hogaaminayo wasiirka Madaxtooyad Somaliland  ayaa kormeer shaqo ku tagey dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada laascaanooda oo ay ka socoto hawsha dib u dhiska madaarka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here