Daawo: Shirkada Ihsan Auditing and Consulting Firm waxay bixisaa adeegyada……………………

0
74

Shirkada Ihsan Auditing and Consulting Firm waxay bixisaa adeegyada Audit ka, dejinta barnamijyada xisabadka, Tababarada shaqaalaha ganacsiga iyo diyaarin ta siyaasadaha ganacsiga…waxaa la aasaasay 2005. Xarunteeda guud waa Hargeisa waxayna xafiisyo ku leedahay wadamada jaarka. waxa kamida hayadaha waaweyn ee caalamiga ah ee ay Ihsan u adeegtey ;

 

1.Qadar Charity xafiisyadeda Mogadishu iyo Djibouti,

  1. Finn Church Aid Finland
  2. World Relief Germany
  3. DRC- Denmark
  4. NRC- Norway
  5. Tearfund Germany
  6. PSI- USA

 iyo qaar kale oo badan oo isugu jira  INGOs and LNGOs ….

 

Ihsan waxay wakiil uga tahay Somalia iyo Somaliland shirkada caalamiga ah ee audit ka qabata ee magaceedu yahay MAZARS xarunteeduna tahay London(Uk) ismarkana xafisyo ku leg 120 dal oo dunida ah.

 

Contact person

Abdirazak Sh Ali

CEO/Founder

+252 63 4418174

+252 65 4418174

ihsan.acf@gmail.com

Info@ihsanconsulting.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here