Daawo: Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamud ( Silaanyo) Oo Manta Magalada Burco Mashaariic kala duwan Xadhiga ka jaray Qaar kalena Dhagax dhigay

0
647

Burco( Halsan) :- Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamud ( Silaanyo) Oo Manta Magalada Burco Wadooyin cusub ka Dhagax-Dhigay Halka Uu Xadhigana ka Jaray Laydh Solar ah, iyo waliba Kaydka Biyaha iyo Xaruun Loo Dhisay Haweenka now