Hargeysa(Halsan) -Labada Xisbi Qaran Somaliland ee Wadani Iyo UCid ayaa U Gudbiyay Gudida Komishanka Dooroshooyinka Qaranka Warqad Cabasho ah oo ay kaga Cabanayaan Olalaha Qaawan ee Xisbiga Kulmiye kawado Qaar Kamida Gobolada Dalka Xili ay Golaha Baarlamaanku Mamnuuceen In Ilaa INtaa Laga gaadhayo Olaha Dooroshooyinka somaliland.