DAAWO; ISBAHAYSIGA MUCAARIDKA OO 6 QODOB KASOO SAARAY SHIRKOODII

0
683

shirkii-qodobo-80x106Hargeysa(Halsan):-Shirkii dhawaan u soo gabagaboobay Isbahaysiga mucaaridka Wadani, Ucid iyo Madasha ayaa kasoo saaray lix qodob oo kusaabsan sidii dalka doorasho loo gaadhsiin lahaa. Waxaana lagu soo bandhigay madal dhinacyadu ay u wada dhamaayeen:

https://youtu.be/R-vWYurwPjg