DAAWO: DIYAARINTA QORSHAYAASHA SHANTA SANADOOD EE WASAARADA WARFAAFINTA

0
637

Hargeysa( Halsan ):-  Masuuliyiinta WasaaradaWarfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee Jamhuuriyada Somaliland  ayaa maanta soo afmeeray kulan labo caanomaal ahaa oo lagu dhammaystirayo dejinta qorshaha horumarinta wasaaradda ee shanta sanadood ee soo socota.

Kulankan oo ay ka qayb ahaaheen agaasimaha waaxyaha ee wasaarada, la taliyayaasha iyo wakiilo ka socday saxaafadda madax banaan ayaa waxa xidhitaankiisii ka hadlay Wasiir ku xigeenka Wasaaraddasi Marwo Shukri Xariir Ismaaciil iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Mudane Maxamed Cilmi Aadan.