Daawo: Commision ka doorashooyinka Somaliland oo la kulmay Safiirka Taiwan u fadhiya dalka

0
115

Daawo: Commision ka doorashooyinka Somaliland oo la kulmay Safiirka Taiwan u fadhiya dalka

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa xaruntooda ku qaabiley Safiirka Dalka Taiwan ee JSL Ambassador Allen Chenhwa Lou. Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland waxa ay Safiirka warbixin ka siiyeen hawlaha diyaargarowga iyo derdergalinta hawlaha doorshaooyinka soo socda ee JSL..
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa Safiirka uga mahadnaqay sidii ay uga taageereen hirgalintii doorashooyinkii isku sidkanaa ee Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiilada, waxaanay ka codsadeen in la sii xoojiyo xidhiidhka labada dal gaar ahaan dhinacyada dimuqraadiyada iyo doorashooyinka.