DAAWO: Ciidamo Xoogan Iyo Tikniko Tiro badan oo Ka Soo Goostay Puntland

0
737

Hargaysa(Halsan)-Ciidamo tiro badan iyo tikniko xoogan  ayaa ka soo goostay Puntland kuwaasi oo soo gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Ciidamaday ayaa waxa magaalada Laascaanood ku soo dhaweeyay  masuuliyiin sare sare oo xukuumada ka tirsan ku was oo ay ka mid  ahaayeen Wasiir ku xigeenka gaashaan dhiga Somaliland oo halkaasi safar shaqo u joogay.

Halkan ka daawo:-

https://youtu.be/-TZRVWwshfo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here