DAAWO; BOQOLAAL TAHRIIBAYAAL AH OO DOON KULA GADOONTAY XEEBAHA DALKA LIIBIYA.

0
630

Italy(Halsan):- Wararka ka imanaya talka Talyaaniga aya sheegaya in Ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa xaqiijiyey sheegay in doon kalluumaysi oo waday boqolaal Tahriibayaal ah  ah ay ku rogmatay xeebaha Libya.

Doonta la  qallibantay tahriibayaasha  ay dhinac doonta ka mid ah u yaaceen markii ay arkeen doon kuwa wax samatabixiya ah.

Ilaa 150 qof ayaa biyaha laga soo saaray, laakiin tiro intaas ka badan ayaa laga cabsi qabaa inay la rogmatay.

Doonta kalluumaysiga ayaa mushkilad xagga cimilada oo xun ah waxay ku qabsatay meel 25 KM u jirta biyaha Libya, waxayna dirsatay qaylo dhaan gaartay Sicily, Dhowr doon ayaa goobta u soo gurmaday, ayadoo saddex helicobtarna ay gacan ka gaysanayaan samatabixinta

https://youtu.be/2MtzJgmSrRs