CALI WARAN CADDE WAXA UU I YIDHI INAMO YAR YAR OO UN-TA KA SHAQEEYAANA GAWAADHI “BULLETPROOF” AH AYAY WATAAN ANA XAAJIYAD AYAAN WATAA MA BAXAYAAN GAWAADHIDAASI AY UN LEEDAHAY ”AXMED CALI UBAXLE

0
587

Hargeysa(Halsan): -Axmed Cali Ubaxle Oo Kamida ganacsatada Somaliland sido kalena ah masuul ka shaqeeya Hayada caalamiga ah ee UN Ayaa waxa uu sheegay inay gawaadhi ay ledahay hayadaasi ay ku xaniban yihiin dekeda berbera  uuna haysto wasiiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-Cadde, isagona Axmed Cali ka dhawaajiyay inuu gawaadhidaasi shurucdii ay kusoo baxayeen ay u dhamaystiran yihiin balse Wasiir Cali Waran Cadde uu sheegay inuu isagu haysto waxana uu yidhi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here