Cahdigii Isku Milanka!

0
333

Cahdigii Isku Milanka!

 

Ø Qaranimadii iyo Qabiilkii oo isku milmay

Ø Hayadii Garsoorka iyo Fulintii oo isku milmay

Ø Wasaaradii Arimaha Gudaha iyo Maayiradii dalka qaar kamid ah oo isku milmay

Ø Siyaasadii Xukuumada  iyo Ganacsigii oo isku milmay

Ø Madaxtooyadii iyo Ganacsigii oo isku milmay

Ø Dhaqankii iyo Siyaasadii Xukuumada oo isku milmay

Ø Daalo iyo Ethiopian Airline oo isku milmay

Ø Mansabkii iyo Lacagtii oo isku milmay

Ø Siyaasadii Arimaha dibeda dalka iyo Gudihii oo isku milmay

Ø Mansabkii ugu sareeyey dalka iyo Maalqabeenimadii oo isku milmay

Ø Shaqaalihii Madaxtooyada iyo Magacaabistii Mansabyada Xukuumada oo isku milmay

Ø Mashaariicihii dadku u sinaa iyo Qaraabadii madaxweynaha oo isku milmay

……………….Lasoco………………..

By Abdirazak Askar