Caabuqa Covid-19 iyo Dalalka uu Xoog u Saameeyey
Xanuunka sida ba,an dunida Ugu Faafaya ee Coronavirus oo fara baas ku haya dadwaynaha dunida ayaa waxaa ilaa hada dalalka dadka xanuunka udhintay ugu horeeyay Tobanka dal oo ilaa hada dadka dhimashadooda uu sobobay COVID-19 ay kunka dhaaftay ugu badan dalka maraykanka Iyo qaarada Yurub marka laga reebo Shiinaha iyo Iran.
Halka wali sixawli ah ugu gudbin Yurubta Bari iyo Ruushka. Afrika lafteedu ilaa hadda waa sahaale.
Waxaa xusid mudan in xanuunkan uu ka weeriyay Intii awoodda is bidday iyadoo amarka Ilaahayna Awoodoodii Beeniyay. COVID-19
Dhanka kale Dalka Israil ayaa waxaa ugu dhintay xanuunka coronavirus 95qof halka Falastiiniyiin iyo Gaza iyo Daanta Galbeed ilaa hadda qof ugu dhiman.
HALKAN KAGA BOGO TOBANKA DALKA EE UGU DHIMASHADA BADAN XANUUNKA CORONAVIRUS;
1;Italy 17,127
2;Spain 13,897
3;United States Of America 12,474
4;France 10,328
5;United Kingdom 6,159
6;Iran 3,872
7;China* 3,331
8;Netherlands 2,101
9;Belgium 2,035
10;Germany 1,983