BURBURKA DIYAARADA EE LAGA HELAY JASIIRADA FARANSIISKA EE REUNION WA XAY U DHAWDAHAY QAYB MALAYSIAN AIRTII LAWAAYAY MH370

0
689

download (3)waxaa taa sii xoojinaysa burburka la helay ayaa wuxuu yahay qaybta baalka diyaarada ee dhaqdhaqaada eelo yaqaan flaperon oo ah diyaarad Boeing 777, mana jirto diyaarad kale oo BOEING 777 oo burburtay aan ahayn tan lawaayey ee Malaysian airline MH370.
halkan ka daawo warka

http://http://www.telegraph.co.uk/news/worldnews/asia/malaysia/article11772242.ece#ooid=tyNDZsdjrplvXdDQDyt2d7faS9nldIKv