Boorama oo aan ukala hadhin soo dhawaynta Xisbiga Kulmiye ee uu hogaaminayey kusimaha Madaxwaynuhu iyo Tageerayaashi ugu tirada badnaa oo isu soo baxay+Sawirro

0
625

Boorama(Halsan) Kumanaan kamid ah dadwaynaha Magaalada Boorama oo si aan kala hadh lahayn usoo dhaweeyey Waftigii Xisbiga Kulmiye ee uu Hogaaminayey ku simaha Madaxwaynuhu

Wefti uu hoggaaminayo kusimaha Madaxweynaha ahna madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ka mid yihiin Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ahna Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga KULMIYE iyo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada ayaa lagu soo dhaweeyay Borama.