Booliiska Dubai oo Gawaadhida Dunida ugu qaalisan kaga yaabsaday Wadamada Caalamka + Sawirada

0
712

Booliiska wadanka isku taga Imaaraatka Carabta gaar ahaan kuwa magaalada Dubai oo looga bartay inay ku howl galaan gawaarida qaaliga ah ayaa markaan waxeey jabiyeen iskoor cusub .

Booliiska magaalada Dubai ayaa waxaa loo qeeybiyay oo farta laga saaray nuuc cusub oo gawaarida Dunida ugu qaalisan ah waliba ugu dhaqsiyaha badan kaas oo ah Bugatti Veyron oo saacadii 400 Km jari kara .

Gawaaridadaan oo Dunida aad qaali uga ah, waxaa soo saartay shirkad laga leeyahay dalka Faransiiska waxaana aalaaba loo isticmaalaa tartanka gawaarida orodad Aduunka . Ma ahan markii ugu horeysay oo ay Booliiska magaalada Dubai ku howl galaan gawaari qaali ah , waxeeyna dhoor sano ka hor gacanta ku dhigeen gawaarida qaaliga ah ee loo yaqaan Lamborghini.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here