Boobe Yusuf Duale oo dhaliilaha xukuumada far waawayn uugu sheegay by Abdi Mustafe

0
591

Dharaarahan ayaa Boobe Yussuf Duale xukuumada dhaliila heeda karbaash la daba taagan yay isagoo lagu yaqaan in aanu la seegin godka af-somaligu leeyey ayuu far waawayn loox uugu daabacay dowlada. Waxa cajaayib in af-hayeenka madaxweynuhu uu intii Boobe xukuumada ku sheegay isna ka daba yidhi mar uu u holaday in uu ka jawaabo dhaliilaha farta loogu fiiqay. Af-hayeenka cusub ee madaxweynaha oo aad uuga faqiira af-somaliga ayaan ahayn nin u jawaabi kara Boobe oo af-somaliga markuu ku hadlayo sugaan iyo murti miidhan ku duuga. Sua’ashu waxa weeye xukuumadu ma dhegeysan doontaa ama wax ma ku qaadan doontaa dhawaaqaa Waddani ka soo yeedhaya. Jawaabtu waa maya oo wax dowlad u eeg oo Somaliland ka talisaa ma jirto.Yeelkeed ee Boobe halkaa ha kaga hayo.
Abmustafe123@gmail.com