Biden Oo Magacaabay Haweeneydi Ugu Horreysay Ee Hoggaamisa Ciidamada Badda Ee Mareykanka

0
149

Biden Oo Magacaabay Haweeneydi Ugu Horreysay Ee Hoggaamisa Ciidamada Badda Ee Mareykanka

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal xoogan waxaa saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen degaano katirsan gobolka Baay, halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno kamid Ururka Al-Shabaab.

Howlgalka ayaa sigaar ah waxaa ay Ciidamada uga fuliyeen deegaanka Jameeco ee Gobolka Baay, halkaas oo sida ay sheegeen Saraakiihsa Ciidamada ahayd goob ay doonayeen inay ku cuna qabateeyaan Shacabka ku nool Gobalkaasi Baay.

Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta 60aad ayaa sheegay in howlgalka lagu dilay 15 katirsan Al-Shabaab, sidoo kalena lagu fasaxay gaadiidkii dadwaynaha ee ay halkaas ku xanibeen.

Sidoo kale Saraakiisha Ciidamada waxaa ay hadalkooda intaasi kudareen in gowlgallada ay noqon doonaan kuwo sii socda ilaa iyo inta cunaqabateynta ay saareen Al-Shabaab laga qaadayo Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Waa hawlgalkii labaad oo ciidanka xoogga dalka muddo 24 saac gudahood ka sameeyaan wadadaan isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo gaar ahaan inta u dhaxaysa Leego iyo Buurhakaba, halkaas oo Al-Shabaab ay isku dayaysay in ay ku xanibaan gaadiidka dadwaynaha ay galaya Magaalada Baydhabo.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa degaano iyo degmooyin katirsan Gobolada dalka Somaaliya, waxaa ka dhacayay howlgallo xoogan oo ay fulinayeen Ciidamada dowladda, waxaana howlgalladaas ay dowladddu sheegtay in lagu dilay Xubno badan oo katirsan Al-Shabaab.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here