Beri Dalku Waa Bila Madaxweyne By Mukhtar Cilmi

0
611

Waxay ummadduhu ku horumareen kuna hanaqaadeen ku dhaqanka iyo xormaynta shuruucda ay dhigteen, waxaana uga mas’uul ah dejinta iyo ilaalinta xeerarka golayaal leh haybad iyo xasaanad, kana wakiil ah Bulshada.Waxa nasiib darro ah maanta in ay somaliland leedahay madaxweyne aan xilkiisi ka soo bixin oo waliba kursi xaraan ah raba !!, una hanjabaya gudoomiayah barlamaankaa ahna Gud .Xisbiga WADDANI C/raxmaan Cirro oo ah siyaasi kasbaday shacabkiisa si toosna wadada guusha saaran, xagu madaxweyne silaanyo sida caruurta mediyada ka caytamayo oo hadal toosnayn ku hadlayay maanta.dalku wuxu ka sugaya madaxweyne go’aanki doorashadda cidna ku shaxaadi mayso ee masu’liyadi laga sugayay ka soo bax. kursigan aad ku khafiiftay maaha mid adigu kaliya aad leedahay ee waa mid aad ku heshay cod shacab ah. maantana shacabku amaanadi ku siiyay ayuu ka raba in aad u iclaanto gorta ay sanaadooqta tagi doonan oo ikhtiyaarkooda ku dooran lahayeen cid u qalanta kursigaaga ee ku beegan beri 27 July 2015.madaxweyne beri waxa ka danbeyay shacabkan uma tihid madaxweyne sharci ah oo ku taagan ga’oan sharci ah, C/raxmaan Cirro na waa dabayl aan cidna joojin karin oo waliga wadato shacab dhan oo gilgilnaya madaxtooyadda hadi wax aan haboonayn ka yimaadan guriga XIRSI.ceerigaabo uma baahna sawiro aad adiga iyo wafdigaaguba ku dul qaadataan wadada shacabku dhistay , kaampayn caantayn ah oo tv.gaqaranku soo saari doono (obyatiina dariqeena ) !! heesti uma baahna reer ceerigaabo iyo somaliland ba maanta.mucaaridku beri wuxuu soo saari doona go’aan caalanku raacsan yahay , caawa iyo saacadaha danbe aya laydinka sugaya go’aan cad .

By Mukhtar Cilmi