BAAFIN“KHADIJA CUMAR CABDI”

0
377

BAAFIN

Waxaa la baafinayaa “KHADIJA CUMAR CABDI” Oo markii cid ugu dambaysay ku sugnayd DJIBOUTI waxaana raadinaysa innanteeda oo ku nool Qurbaha haddii KHADIIJA fariintan ay hesho ama ay jirto cid garanaysaa halasoo xidhiidho numberadan:

Telephone: 00 252 63 4426833

Whatsapp: 00 252 63 4418174