Alfalaaxa Waxay Ahayd Madarasadii Ugu Horeeyey Ee Waqooyi Amahargaysa Laga Furay.Somaliland British
Waxaad maqasheen aabihii tacliinta Somaliland oo ahaa maxamuud axmed cali oo ay madaxweynihii ugu horreeyey ee somaliland walaalo ahaayeen.
Waana dhanga maadiga waana dadkii ugu horeeyey tacliinta u kacay. Sax
Lakiin waxad Kaloo maqasheen sheikhul baladkii hargaysa marna ahaa dadkii tafsiirka quraanka ka BILAABAY radio hargaysa magaciisuna ahaa sheikh Ahmed sheikh cabdilaahi riiraash ,dhanka kalana ahaa qoraagii weynaa ee qoray buugii qiimo badnaa misna cajiibka ahaa ciwaankiisuna ahaa kashf saduul taariikh can soomaal .
Madarasadan oo LA dhigaysay schoolada Isla markaasina ahayd goob cilmi oo lagu baran jiray tajwjiid iyo cilmiga oo dhan waxa ay ku taalay bariga magaalada hargaysa gaar ahaan new hargaysa.
Waxa ka aflaxay
umad oo dhan iyadoona soo saartay jiilal badan, oo dadkooda iyo dadkoobada anfacaya.
Maqaalka manta
Hamze riiraash