Afhayeenka madaxwaynaha waxaan leeyahay mad asiibin jawaabti ku haboonayd waddani. wax aad umadda usheegty oo war saxafadeed kaaga laga fahmayna majitro

0
606

Kadib marki xisbiga Waddani uu jawaab cad oo uu ku lamaneeyay daliil uu arinta u hayo cidd kadanbaysay falki wasakhaysana ee ka dhacay Gabilay .
yado xisbiga Waddani uu taa ku edeeyay
saddexanka isku-
raranta aan la mahadin ah ee
Xukuumadda, Xisbiga Kulmiye iyo
Dawladda Hoose ee Gebilay.
inay kadanbeeyen arinka
waxa soo baxay warsaxafadeed kaso baxay madaxtoyada oo ila hada waxa uu daranaa iyo waxaan ku sheego anaan garanahayn
waxan leeyahay afahayeenku waxa uu ku mashquulay erayadi, odhaahi , uu xisbiga sheegay oo ahaa xaqiiqada dhabta ah ee dulhoganaysa xukuumadan itaalka daran ee hinaasaha badan .
Afhayeenku waxa uu Waddani ugu baaqay inu bulshada uso bandhigo barnaamijka uu waddanka ku hagilaa .balse waxan filaya inaanu warbaahinta lasocon ee xisbiga Waddani waxa uu so bandhiga barnaamij bulshadu lariyaaqday gude iyo dibadba waxana uu so jeediyay in ay kaso tallo bixiyaan

waxa hubaala oo aan ladafiri karin in ay madaxda sare oo hada ka hor wajaale bookhday oo xukuumada iyo xisbiga kulmiye ka tirsan ay fagaare ka lahayeen
“Tog-
wajaale waanu jecel nahay oo waa
halkii eyga calanka UDUB loogu
xidhay.”. madaama ay taas dhacaday waxa caqliga cafimaadka qaba uu garanaya cidd kadanbaysay falkan Gabilay

Afhayeenku waxa uu yidhi dhaliisha iyo dhaleecaynta xisbiga Waddani kuma salaysna xaqiiqada .
Taaso ah been cad Waddani waxa uu sheegay xaqiiqada dhabta ah iyo boogta kulmiye .
Afhayeen ma waxa beena in madaxada kulmiye tog wajaale kalahayeen “Tog-
wajaale waanu jecel nahay oo waa
halkii eyga calanka UDUB loogu
xidhay.”
Afahayeen ma waxa been ah ?
inaan kulmiye iyo xukuumadu kadanbayn falki Gabilay .
waxa taa daliil cad u ahaa amusnaanti. Xukuumada, Xisbiga kulmiye
waayo waxay ahayd inay kahadlaan dhaqan xumada balse maxay kahadlaan ila hada xata afhayeen arinka waxaad ka tidhahdeen ilaa manta oo aad kahadashen warsaxafadeed ki Waddani majirto
waxa kaliya ee aad ku mashquushay u jawaabida xisbiga Waddani taaso daliil u ah caadifad xumada iyo liidashada xukuumada kulmiye
ila hada qofkasta oo garsho leh waxa uu is waydiinaya xukuumada watan hadashe maxay katidhi falki foosha xumaa ee lagu edeeyaya maxay kaso saareen cidd dib usamaysa
waxaan bulshada somalilnd usheegaya inaan arinka sidi horeba u, cadyad ay, kadanbaysay xukuumada kulmiye mantana ay iskusi cadeeyen.

Cidda xaallad abuurka ah ee rabata in dalka ka dhacaan fadqallalo, iyo dagaalo, waa shaqsiyaadka caqliga daran ee xukuumada oo raba inay kusi fadhiyaan kursiga wakhtgisi dhamaday
Xisbiga Waddani aan ku baree afhahyeen waxa uu kaso dhex mudhay in kabadan 19 Urur siyaasdeed waxa uu ka yimid rabitaanka umadda somalilnd waxaana uu tageero kahaysta dhamaan Gobolada iyo Dagmooyink kala ah
Saylac, Lughayaha, Baki,
Borama, Gabiley, Hargeusa,
Balligubadle, Salaxlay, Berbera,
Sheekh, Buhoodle, Burco, Odweyne,
Caynaba, Xudun, Las Caanood, Ceel
Afweyn, Gar Adag, Ceerigaabo. Xaysimo .
sidaas oo ay tahay Waddani waxa uu rabaa horumar iyo in Umadda Somalilnd waxa lataro balse waddani waxa uu diidanyahay
xoolla Umadda ee inta ladhacay hadana dhexdooda fadqalallo lagaga abuuraayo dhexdooda
Ugu danbayn .
AFHAYEEN. Waxad war saxafadedkaga ku sheegtay in aargoosi, iyo qofjeclaysigu wanaagsanayn balse waxad hilmaantay in qoraalkan aad qortay uu ahaa aargosi tana waxay cadayn u, ah waxad kaqabtaan xumaanta Gabilay kadhacday ee Ugubka ah maadsheegin ee waxad dhaliil ladull fanatay xisbiga waddani
waxan kuleeyahay ma waxanad garanahayn shaqadaada mase waxaad mooday maqaal aad leedahay .qaabka, loma dhigo qormo ama war saxafadeed maddaxtooyo .
waxunbay ahayd qormo yaro caadifadaysan oo aad lasoo booday .
dib u milicso waxayaabah aad ilduuftay aan ku saxee .

1 Waxay ahayd inaad sheegto inaad xisbiga kulmiye ahaan arinka ka xuntihin

2 inaad sheegtaan ka xukuumad ahaan talaabada aad qaadaysan cidda falka dib ugu kacda

  1. inad bulshada fartaan inay ka dheeradaan falalka xajimaysan .

Waxaso dhan kumaan arag warsaxafadeed kaaga waxan u, arkaa inaad garanwayday shaqadi lagu igmaday waxanaan kuso jeedinaya inaad. qoraalka qaabka loo qoro aad barto kalasaartana warsaxafadeed madaxtooy iyo maqaal shaqsi .

Waxa ceeb kugu ahayd inaad qancin kari waydo saxaafad oo aad diido inaad ka jawaabto su.aalaha ay ku waydiinayeen .

Madaxwaynaha waxa lagu nisbeeya inay ka tahay gabaw iyo hadalka oo iska gala. Adigase maxay kaa ahayd fulaynimo mase baqe adaa umada u sheegi waxay kaa ahayd

Waxa ka muuqata awood daro manaan arag afahayeen ka liita oo xilka qabta taana waxa marag ka ah qaabkad u dhigtay qormada war saxafadeedkaaga .

.

dhmaaaaad

Eng mubaarik kayse maxamed .

Addis Ababa .

Email. mubaarikeldhaga@gmail.com.