Aabihii Curriyey Figraddii Gooni-isku -taagga Somaliland Mujaahid Yahye Haji Ibrahim Warsame.
Ninkan Sawirka ka Muuqda, ninkan kaakiga xidhan ,ninkan Notebook-gana gacanta ku haysta,ninka ciidanka la hadlaya ma garanaysaa? ma xusuusan tahay? ama ma laguu sheegay?
Ninkani Eebbe naxariistii janno haka waraabiyee waa Mujaahid Yahye Haji Ibrahim waa Geesi ka mid ah labadii Geesi ee Curriyey figradda Gooni-isku -taagga Somaliland,Somalilandtan maanta Mareykan iyo china ku loolamayaan ee aan ku badhaadhnay .Mujaahid Yahye wuxu ahaa Diplamaasi ruug caddaa ah,mujaahid Yahye wuxu ahaa mufakir,aftahan, Caalim iyo Beeldaaje, Mujaahid Yahye wuxu ka mid ah dadkii xoogoogii iyo xoolahoogiiba galiyey halgankii SNM.
Eebbe naxariistiisa janno ka waraabiyo Mujaahid Yahye Haji Ibrahim Aamiin, Aamiin….
QALINKII; Mohamed Abdillahi Nur ( Mohamed Abdillahi Suweyn)
Mohamed is an electrical engineer/Econmist and can be reached at:
almis302002@yahoo.ca