Daawo Muuqaal "Ciyaaryahan si weyn looga qadarin jirey Aduunka oo ku geeriyooday Dalka Holand!!

0
598

Ciyaaryahanka dalka Holland ee Caanka ahaa ee aduunka sida weyn looga qadarin jirey ayaa waxaa la sheegay inuu maanta geeriyooday iyadoona ay geeridiisu ay ku tilmaameen dadka aduunka inay u tahay Taariiqda kubada Cagta aduunku maalin Madoow

Ciyaaryahanka u dhashay dalka Holland ee lagu magacaabi jirey Johan Cruijff ayaa waxaa la sheegay inuu ku geeriyooday magaalada Barcelona ee dalka Spain asagoona ay da’adiisu ahayd 68 sano jir, Ciyaar yahankaan oo ah mid si weyn looga qadariya caalamka gaar ahaan lagu tilmaami jirey inuu yahay aasaasaha Ciyaaraha casriga ah ee kubada cagta aduunka ayaa waxaa uu mudo dagaal kula jirey cudurka Kansarka.

Ugu dambeyntiina iyadoo geeridaas ku timid Johan Cruijff ay naxdin ka muujiyeen xiriirka kubada cagta aduunka iyo tababarayaasha iyo Ciyaartooda aduunka oo dhan ayaa waxaa arintaan ay si aad iyo aad ah ay u taabatey wadamada Holland iyo Spain gaar ahaana naadiyada Ajax iyo FC Barcelona oo uu ninkaas wax weyn ka

https://youtu.be/2GtwCfjI0Z8

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here