Xisbiga Kulmiye oo war-muriyeed ka soo saaray Saldanada Subeer-awal iyo Ciduu Suldaan u aqoonsan yihiin

0
668

War-saxaafadeed

Ujeeddo: Mawqifka Xisbiga KULMIYE Ee Ku Aadan Qadiyada

Saldanadda Guud Ee SUBEER AWAL

Sida aad la wada socoteen waxa dhowaan magaalada Hargeisa lagu caleemo saaray

suldaanka guud ee beel-weynta Subeer-Awal Suldaan Maxamed Axmed Suldaan

 

 

Haddaba Xisbiga Kulmiye isaga oo ogsoon muhiimadda ay la shaqeynta saldanaddu u

leedahay dhismaha qarankeenna, Nabadgelyadeena iyo Hana-qaadka dimuqraadiyadaba,

kana duulaya tafiirta iyo faca Saladanadda waxa uu aqoonsan yahay lana Shaqaynayaa

Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer-Awal Suldaan Maxamed Axmed Suldaan

Allaa Mahad Leh.

 

Warsaxaafadeed-Mawqifka-KULMIYE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here