WARAR DHEERAAD AH OO KASOO BAXAYA SHILKII BAABUUR EE MAANTA KA DHAXAY WADDA U DHAXAYSA HARGEYSA IYO GABILEY

0
717

Hargeysa(Halsan): -Wararka hada naga soo gaadhaya magaalada Gabiley ee xarunta gobolka gabiley ayaa sheegaya inuu hada shil laba gaadhi oo aad u naxdin badani  uu ka dhacay wadada wayn ee u dhaxaysa magaalooyinka kalabaydh iyo gabiley .

Gawaadhidan isku dhacday ayaa waxay kala ahaayeen Gawaadhida loo kala yaqaano Noho Iyo Calaawi, Isla markaana uu gaadhiga Noha-Da ahi ay kasoo baxday magaalada hargeysa  sida ay noo sheegeen dad soo gaadhay goobta shilku ka dhacay.Gaadhiga calaawiga ah ayaa waxa lahaa oday ganacsade ka ah magaalada hargeysa oo lagu magacaabo Ina Daahir Dugsiiye Halkan gaadhida Noha-da ah ay lahayd lama Taariko Oo Kala ahaa mid Putland ah iyo mid Somaliland ah  sida uu Noo Sheegay Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin oo Ku sugnaa goobta uu shilkaasi ka dhacay kana hawl galla Tvga Horn Cable gaar ahaana gobolka Gabiley.

Waxaana shilkaasi ku naf waayay alla haw naxariistee  14 ruux halka ay tiro kalena dhawac yihiin loona soo cararay cusbitaalka way nee magaalada hargeysa.

Dadkan ku dhintay ayaa waxa ku jiray hooyo iyo inankeeda oo qiyaas ahaan jiray Sideeed Bilood sida ay noo sheegeen dad ka ag dhawaa oo ay aarbaahinta  la soo xidhiidhay.

Waxaana shilkan oo ah shil aad u naxdin badan isla markaana ka dhacay jidka isku xidha gobolada Marodijeex,Gabiley Iyo Awdal uu kamid yahay shilalka gawaadhida ee soo badanaya taasi oo ay dhawaan baaq kasoo saartay xukumada Somaliland darawaladda gaadiidka oo ay sheegeen inay ku soconayaan xawaare aad u sareeya, balse amarkaasi ay soo saartay xukuumaddu ayaa waxa uu noqday mid aan laga midho dhalin oo hal bacaad lagu lisay a

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here