WAR DEGDEG AH: DHIMASHO IYO DHAAWAC KA DHASHAY SHIL BAABUUR OO KA DHACAY HARGEYSA IYO GABILEY DHEXDOODA

0
671

14 qof ayaa la sheegay in ay dhinteen 9 qof oo kalena waxa soo gaadhay dhaawacyo kala gedisan ka dib markii jidka isku xidha magaalooyinka Hargeysa Iyo gabiley ay isku dhaceen laba baabuur.
Labada Baabuur ee isku dhacay ayaa kala ahaa Landcruiser iyo NOAH, waxana sidaasi aanu ka soo xiganay Bbc-da oo u waramay Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland.
Ma jiro war faahfaahsan oo ka soo baxaya shilkaasi, hasayeeshee waxa lagu soo waramayaa in gurmad loo fidiyay shilkaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here