Ibrahim Buubaa oo qarxiyey Mohamed (Qabo) in uu sito title forgery ah by Abdi Mustafe

0
645

brahim Buubaa af-hayeenka xisbiga Waddani ayaa Mohamed (Qabo) qarxiyey in uu sito title forgery ah oo aannu madaxweynaha waxba kala talin. Midh kaasi waa run sabab tuna tahay (Qabo) waa ninkii odhan jiray Silaanyo maxkamad baan London kaga furayaa waagii la toogtay dhalin yarada ay ( Qabo) isku beesha ka soo  jeedaan. Dabeed si aannu maxkamadaa u sii wadin ayaa madaxtooyadu ku magacowday la taliyaha madaxweynaha ee arimaha doorashada oo loo qoray $400 bishii. Hase yeeshee nin Silaanyo arka ama wax kala taliya maaha sida uu Ibrahim Mahdi Buubaa sheegay. Mohamed Qabo waa ninkaa caruur toodii siistay title aan jirin. Mohamed Qabo afarta boqol ee uu qaataa waa magtii caruurtoodii la laayay oo lagu yidhi iska ilow maxkamada London eed hadal hayso waxaannu ku siinaynaa magtii dhalin yaradii la laayay oo xafiis yarna madaxtooyada ayaa looga furay. Hadaba Mohamed (Qabo) oo damiir kiisu kaa yahay horta in uu Ibrahim Mahdi Buubaa oo ka soo jeeda reeraha uugu caansan Somaliland uuguna hantida badin isku dhereriyaa waa xaaraan. Qabo oon ogay in aannu aqoon waxa lacagi tahay ayaa ku sheegay Buubaa in uu sarifle ahaan jiray. Qabo waxaan u sheegayaa sarifle wuxuun baa noqon kara nin lacag buuran ku fadhiya ee sowtaynnu garanaynnu markaynnu yar yarayn eed eyda kaxaysan jirtay adoon soo quraacan. Hubka waa wayn xamili maysid iyo hababac diisee waxaan kugu heyl heylayaa waa hoota bagaftii.

Qabo markii madaxtooyadu waxba u diran wayday ayuu is leeyey yaan dibada laguu tuurin ee xisbiga Waddani shiid si la isu yidhaa ninku waa shaqeynayaa laakiin mid ka soconaysa maaha. Qabo u wer-wer Kulmiyaha kala yaacay Waddani baa ciil kaa hayaa nuurka ka baxaya e.

Abmustafe123@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here